Maxay Axmed Madoobe & C/rashiid Xiddig u tageen maanta Goobweyn? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Masuuliyiin kala duwan oo uu kamid yahay Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo qaar kamid ah Masuuliyiinta labada gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta qado sharaf loogu sameeyay deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose. Munaasabadan ayuu Madaxweynahu ugu tala galay Masuuliyiinta kala duwan iyadoo lagu maamuusayo … Continue reading Maxay Axmed Madoobe & C/rashiid Xiddig u tageen maanta Goobweyn? (Sawirro)